Daawo:- Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Go,Aankii Guddida Diiwaangalinta Ururada Somaliland

Hargeisa(GNN):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay sidda uu u arko go,aankii ay soo saareen guddida diiwaangalinta ururada iyo asixinta asxaabta Somaliland ee ahaa Dacwaddii uu u gudbiyay Xoghayahii Hore ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde waxaana uu waddani sheegay in aan xisbigoodu ahayn mid ku burburaya wax ay ugu yeedheen khilaaf

Halkan ka Daawo:-