Deg Deg Daawo Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Shan Boqol Oo Milyan Shiling Somaliland Ugu Deeqday Dhameystirka Wadada Alleybadey

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Iyado Buuxinasa Doorkeeda Kaga Aadan In La Maalgaliyo Mashaariicda Ka Socda Gobolka Gabiley Si Gobolka Looga Dhigo Mid Ku Haboon Dalxiiska Iyo Isusocodka Bulshada Waxey Maanta Gudida Gacanta Ku Haysa Wadada Isku Xidhasa Degmooyinka Alleybadey Iyo Arabsiiyo Ku Wareejiyeen Shan Boqol Oo Milyan Oo Shilinka Somaliland Oo Ay Dawlada Hoose Kaga Qaybgalaso Dhameystirka Wadadan, Iyado Anay Ahayn Markii Kobaad Ee Dawlada Hoose Ay Dhaqaale Kaga Qaybgasho Oo Ay Horeba Hal Kiilo Mitir Kaga Qaybgashay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET