Gabiley(GNN)Gudida Anshax Marinta Golaha Deegaanka Gabiey Ayaa Maanta Waxey Ganaaxyo Iskugu Jira Sadex Milyan In Uu Bixiyo Iyo In Aanu Kaso Xaadirin Laba Kalfadhi Iskugu Dareen Xildhibaan Xasan(Dhagjar)Oo Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Kadib Markii Lagu Eedeeyay In Uu Ku Kacey Falal Lidig Ku Ah Sharciga Iyo Qawaaniinta Uyaala Golaha Deegaanka Gabiley Maayerka Maayerka Magaalada Gabiley Ayaa Sharaxay Sababta Keentay Ganaaxan,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET
GABILEY OFFICE