WARARKA




Deg Deg DAAWO:-Shan Qof Oo Waraabe Ku Cunay Deegaanka Caynabo Iyo Cabsi Bulshadda Soo Wajahday

Caynabo(GNN)Shan Qof Ayuuย  Waraabe Ku Cunay Deegaano Ku Dhaw Ku Dhaw Magaaladaย  Caynabo Iyo Cabsi Bulshadda Soo Wajahday Oo Ku Saabsan Cabsida Laga Qabo Waraabahan Oo Deegaanka Soo Weeraray,Inkasta Oo Uu Jiro Shaki Ayka Muujiyaan Bulshadu In Uu Waraabe Yahay Iyo In Kale Iyado La Sheegay Bulshada Deegaankaasi In Ay Iska Caabin Diyaarinayaanย 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET