Deg-Deg-Guutooyin Ciidamada Federaalka Ethiopia Ah Oo Gacanta Ku Dhigay Madaxweynihii Shalay Xilka ka Degay DDSI.

Deg-Deg-Guutooyin Ciidamada Federaalka Ethiopia Ah Oo Gacanta Ku Dhigay Madaxweynihii Shalay Xilka ka Degay DDSI.

Wararka Hadda Nasoo Gaadhaya Ayaa Sheegaya In Xarunta Madaxtooyada oo uu Deganaa Cabdi Maxamuud Cumar Ay Isku Waageereen Tiro Ciidamo gaadhaysa ilaa 6000 lix kun oo askari oo ka socoda dawlada federaalka ethiopia. Wararku Waxay Intaasi Ku Dareen In Jidh dil Loo Gaystay Qabashadiisa Kadibna Lagu Qaaday Diyaar Ciidan Oo Helicobtar Ah.