Gudiga Difaaca Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

Guddi hoosaadka difaaca ee golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan saacado qaatay ay la yeesheen Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar, Ugu horayn waxaa kulankan Faah-faahin ka bixiyay Gudoomiyaha gudi hoosaadka Golaha Guurtida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992