Halkan Ka Daawo-Ciidamadii ugu Tirada Badnaa ee Maamulka Puthland Oo Ku Gaashaaman Hub iyo Gaadiid Dagaal Oo Kasoo Goostay+Sodhaweynta Loo Sameeyey.

Somaliland(GNN):-Ciidamadii ugu Tirada Badnaa ee Kasoo Goosta maamulka Puthland Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyey dalka Somaliland iyagoo ka Waramay Dhibaatooyin iyo Dulmi faro badan oo loo Gaysan jiray.