Hanbalyo Hanbalyo Ciid Mubaarak.

Dhamaanba Maamulka iyo Hawl-Wadeenada Kala Duwan Shabakada Caalamiga ah ee Gabiley News Network  ee Ku Kala Nool Dhammaan Gobolada Dalka iyo Daafaha dunidu Waxay Hanbayo Farxad Leh u Dirayaan umada Muslimka Ah Meelkasta oo Ay Ku Suganyihin Munaasibada Ciidal Adxada Awgeed, Waxaananu Leenahay Ilahay Ciidan Ciideeda Haynagu gaadhsiiyo Bashbash iyo Barwaaqo Caafimaad iyo Cimri Dherer.Kuli caam Wa’antum Bilkhar oow Filkhayr.