Kulan Lagaga Hadlayo Fahamka Xeerka Ciidanka Booliska Somaliland oo Hargeysa Lagu Qabtay.

Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay fahamka bulshada ee xeerka Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ka qabsoomay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Ururada Bulshada qaybahooda kala duwan iyo Ururada Xuquuqal Iinsaanka.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992