Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta qaabilay Madaxweynihii hore ee Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta gurigiisa ku qaabilay madaxweynihii hore ee uu xilka kala wareegay, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) oo munaasibadda ciidal-Al adxada darteed salaan ugu yimi.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kal iyo laab ah u qaabilay madaxweynihii hore ee uu xilka qaranka kala wareegay, Mudane Axmed Siilaanyo, waxana ay halkaas ku qaateen qaddar kaftan iyo is xog-waraysi ah.

 

kulan1kulan2kulan3kulan4kulan5kulan6