Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeysa iyo Khasaare Ka Dhashay

Ugu yaraan sadex ruux ayaa waxa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa, Kadib markii uu gaadhi siday hilib uu ku qalibmay xaafada New Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992