War Deg Deg Ah Daawo-Madaxweyanaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Magacaabay Xilal Cusub!

Jigjiga(GNN):-Madaxweynaha Dawlad deegaanka  soomaalida Itoobiya  Mustafe Cumar ayaa magacaabay xubno kamid ah xukuumaddiisa iyo taliyeyaasha ciidamada.

1- Mudane Khadar Jirde( Wasiirka Madaxtooyada)

2- Mudane Garaad Cumar Dool Xirsi (Maayorka Magaalada Jigjiga)

3- Maxamed Cabdi Mawsar (Taliyaha guud ee ciidamada Liyuu booliska)

4- Korneyl Cabdikariin ( kuxigeenka ciidamada Liyuu booliska)

5- Korneyl Sheekh Mukhtaar (Madaxa Sirdoonka)

6- Korneyl Cabdikariin Muuse  (Taliyaha ciidamada Asluubta)

7- General Maxamed yare ( komishinerka komishinka booliska)

8- Maxamed Cabdi Guray (Kuxigeenka Komishinka.)

Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Warkan Oo Madaxweynuhu Ka Hadlayo.