Xoolihii Ugu Badnaa Abid oo Ka Dhoofaya Dekeda Barbera Somaliland.

Berbera(GNN):-Xoolihii ugu badan oo ku dhow hal milyan iyo badh neef ayaa ka dhoofaya dekedda magaalada Berbera, iyadoo loo iib geenayo Sacuudi Arabiya.

Xoolaha Soomalida oo dhowaan loo furay sayladda ugu weyn ee Sacuudiga oo sannadihii hore xayiraadii saarneyd ayaa haatan waxaa dhoofka xooluhu kusoo kordhiyay guud ahaan nolosha dadweynaha miyi iyo magaaloba dhaqdhaqaaq ganacsi oo dad badanina shaqo ka heleen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka