Daawo-Amarka Hadii Lakala Qaadan Waayo Meesha Lawadda Joogi Maayo…Badhasaabka Sanaag

Daawo-Amarka Hadii Lakala Qaadan Waayo Meesha Lawadda Joogi Maayo…Badhasaabka Sanaag.

Badhasaabka Gobolka Sanaag Ayaa Mar Uu Ka Hadlayey Xarun Dhul banaan Oo Loo Dhisi Doono Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Fariin ugu Diray hay’ado Dawlada Ka Tirsan Oo hadal Ka Keenay Dhulkan uu Badhasaabku Ku Wareejinayey Wasaarada ee Dhismaha Xafiisyada Cusub ay ka dhisan doonto kuwaas oo ka hawlgali doona gobolka sanaag.