Daawo-Aqoonyahan Si Cilmiyeysan Usoo Bandhigay Boobka Hantiyeed ee Ku Kacay Maayirka Gabiley.

Hargeisa(GNN):-Aqoonyahan Fu’aad Cali Caydiid Oo Kamida Dadka Indheer garadka ah ee Ku Nool Gobolka gabiley Ayaa Si Cilmiyeysan uga Waramay Fadeexado Musuqmaasuq iyo Boob Hanti Qaran Oo Ku kacay Maayirka Degmada gabiley Waxaana uu Ka waramay taariikhda Masuulkan Wakhtiga yar Cashuurtii Bulshada Kagaga faro Qabsaday Abuuritaanka Ganacsiyo Kala Duwan oo Uu Qaar Sheerar Ku Darsaday Ganacsato kale iy Kuwo isagu uu Gaar u leeyahay islamarkaana Ka Sheekeeyey Arrimo badan oo Ka Jira Degmada gabiley Madaxweynaha Qaranka Somaliland u Diray Fariin Adag oo Ku Waajahan wax Ka Qabashada Bulshada Danyarta ee Duruufaha Nololeed Soo Daashadeen ee Kolba Shaqsi Hore Shicib u ahaa uu Wakhti kooban Xoolihii umada uu kagaga Dhisanayo Guro.

Halkan hoose Ka Daawo.Aqoonyahan Fu’aad Cali Caydiid oo Soo Bandhigay Arrimo Badan.