Gabiley(GNN)Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Xilka Waxa Uu Ukala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore Ee Waxbarasahda Gobolka Gabiley Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Waxbarashada Gobolka Gabiley,Xaflada Xilka Lagula Kala Wareegayay Oo ka DHacdey Hoolka Xafiiska Badhaasbka Ayaa Waxa Kaso Xaadirey Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Masuuliyinta Ugu Sareya Waxbarashada Gobolka Iyo Marti Sharaf Kale,Maayerka Degmada Gabiley Ayaa Wasaarada Waxbarasahda Ka Codsadey In Gobolka Gabiley Loo Yagleelo Iskuul Sacendary Oo Boodhin Isago Sido Kale Saluug Ba,an Ka Muujiyay Qaabka Ay Wasaarad Waxbarashadu Ula Tacaalaso Waxbarashada Gobolka Gabiley,GudoomiyahaCusub Ee Waxbarashada Gobolka Gabiley Iyo Gudoomiyhii Hore Ayaa Dhankood Midba Midka Kale Ku Dhirigaliyay In Markasta Laga Wada Shaqeeyo Kobcinta Iyo Dardar Galinta Hawlaha Waxbarashada Oo Baryahan Danbe Gobolka Gabiley Ay Hoos Udhacdey Nidaamka Waxbarashadu,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Badhaasbka Gobolka Gabiley Oo Kulanka Soo Xidhey Ayaa Wasaarada Waxbarasahda Ugu Baaqey In Ay Dardar Galiso Hanaanka Waxbarashada GobolkaIsago Geesta Kalena Tilmaamay In Awooda Maamul Ee Gobolka Uu Kaso Horjeedo In Loo Gacan Dhaafo,
Si Ha Ahaatee Baryahan Danbe Waxa Hoos Udhacwayn Ku Yimid Hanaanka Waxbarashada Ee Gobolka Gabiley Iyadoo Loo Aaneynayo Waalidka Oo Aan Isla Xisaabtan La Yeelan Ubadkooda Iyo Barayaasha Ardayda,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET