Daawo Masuuliyiin Magaalada Gabiley Ka Dhagax Dhigey Dayr Ama Xayndaab Loo Sameynayo Dugsiga Hoose Ee New Gabiley

Gabiley(GNN)Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Gabiley Gudoomiyaha Waxbarasahda Gobolka Macalimiin Xildhibaano Masuuliyiinta Ururka Samafalka Ah Ee Samakaal Madaxda Shirkadaha DHismaha ย ย Iyo Masuuliyiiin Kale Ayaa Maanta Waxey Si Rasmiya U Dhagax Dhigeen Dhismaha Dayr Ama Xaydaab Loo Sameynayo Dugsiga Hoose Dhexe Ee New Gabiley Kaasi Oo Dayrkaa Baahiwayn Uqaba, Dhamaan Masuuliyiintii Dhagax Dhiga Ka Hadlay Ayaa Bulshada Reer Gabiley Haday Tahay ย Ganacsada Qurba Joogta Iyo Ardaa Joogta Ugu Baaqey In Si Taburacaada Loo Dhiso Dayrkan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992