Daawo Somaliland Oo Diwaangalinta Hantida Dawlada Markii Uhoreysay Ka Bilawday Mgaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo(GNN)Wasaarada Hawlaha Guud Ayaa Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag Ka Bilawday Diwaangalinta Hantida Dawlada Diwaangalinta Ayaa Imanasa Xili DHawaan Xukumada Somaliland Ku Dhawaaqday In Si Sax Ah Loo Diwaangaliyo Dhamaan Hantida Dawladu Leedahay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET