Daawo-Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Faah faahin Ka Bixisay Qodobada ka Soo Baxay Shirwaynihii Shaqo Abuurka Dhalinyarada.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaarada shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Ayaa Faah faahin ka bixisay qodobada kasoo baxay shirwaynaha shaqo abuurka dhalinyarada  Somaliland oo mudo Sedex cisho ah ka socday Magaalada Hargaysa, Sidoo kale waxaa iyana dhinacooda ka hadlay qodobada kasoo baxay shirkan gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada  Somaliland ee Sonyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.