Daawo Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Xanaano Iyo Iskuulo Casriya Ka Dhistay Gobolka Gabiley Si Rasmiyana Xadhiga Uga Jartey Iyo Bulshada Oo Soo Dhaweysay

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Xaafada New Gabiley Waxey Laba Qol Udhistey Xanaanada Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Xaafada New Gabiley,Geesta Kale Waxey Iskuulo Casriya Udhistey Deegaanada  Laaca Iyo Isha Gudban Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley,,Waxaana Si Rasmiya Maanta Xadhiga Uga Jarey Mashaariicahan Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET 

GABILEY OFFICE