Gabiley(GNN)Xaafada 18ka May Waxey Ka Mid Tahay Xaafadaha Magaalada Gabiley Ugu Bilicda Wanaagsan Ha Yeeshee Dawlada Hoose Degmada Gabiley Ayaa Maanta Waxey Si Rasmiya Uga dhagax Dhigeen Wado Casriya Oo Afar Haada Laguna Xidhayo Agagaarkeeda Laydhka Soler Sistamka, Wadadan Ayaa Ku Xidhmasa Mid Ka Mida Wadooyinka Halbawlaha Ah Ee Dhexmara Badhtamaha Magaalada Gabiley,Iyado Isku Xidhasa Wadada Tagta Dawlada Hoose Iyo Wadada Tagasa Garoonka Kubada Cagta, Wadadan Cariga Ah Ee Ka Kooban Afarta Haad Ayaa Noqonasa Wajigii Labaad Ee Laga Yagleelo Magaalada Gabiley Iyado Hore Mid Afar Haada Looga Hirgaliyay Suuqa Hoose,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Maayerka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Tilmaamay In Mashruucan Laga Fulinayo Dhaqaalaha Kaso Xarooda Cashuuraha Bulshada Balse Aan Laga Fulinayn Barnaamijyo Kale, Masuuliyiintii Madasaha Dhagax Dhiga Ka Hadlay Ayaa Dhamaantood Ku Nuuxnuuxsadey Ahmiyada Wadadani Uleedahay Isusocodka Gaadiidka Iyo Isticmaalka Bulshada,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET