Deg Deg Daawo Xaafada 18Ka May Ee Magaalada Gabiley Oo Markii Uhoreyey Yeelanasa Wado Afar Haad Ah Oo Roog La Dhigayo

Gabiley(GNN)Xaafada 18ka May Waxey Ka Mid Tahay Xaafadaha Magaalada Gabiley Ugu Bilicda Wanaagsan Ha Yeeshee Dawlada Hoose Degmada Gabiley ย Ayaa Maanta Waxey Si Rasmiya Uga dhagax Dhigeen ย Wado Casriya Oo Afar Haada Lagunaย  Xidhayo Agagaarkeeda Laydhka Soler Sistamka, Wadadan Ayaa Ku Xidhmasa Mid Ka Mida Wadooyinka Halbawlaha Ah Ee Dhexmara Badhtamaha Magaalada Gabiley,Iyado Isku Xidhasa Wadada Tagta Dawlada Hoose Iyo Wadada Tagasa Garoonka Kubada Cagta, Wadadan Cariga Ah Ee ย Ka Kooban Afarta Haad Ayaa Noqonasa Wajigii Labaad Ee Laga Yagleelo Magaalada Gabiley Iyado Hore Mid Afar Haada Looga Hirgaliyay Suuqa Hoose,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Maayerka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Tilmaamay In Mashruucan Laga Fulinayo Dhaqaalaha Kaso Xarooda Cashuuraha Bulshada Balse Aan Laga Fulinayn Barnaamijyo Kale, Masuuliyiintii Madasaha Dhagax Dhiga Ka Hadlay Ayaa Dhamaantood Ku Nuuxnuuxsadey Ahmiyada Wadadani Uleedahay Isusocodka Gaadiidka Iyo Isticmaalka Bulshada,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992