[Deg Deg] :- Madax Dhaqameedka Garxaajis Oo Ka Hadley Inuu Wada Hadal U Socdo Madaxweyne Muuse Biixi +[ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Madax dhaqameedka Beesha Garxaajisoo uu ku jiro suldaanka Guud ee beelaha Habaryoonis ayaa waxaa ay ka hadleen in uu jiro wax wada hadal ah oo u socda Beesha Garxaajis iyo xukuumada madaxweyne Muuse BiixiMadax dhaqameekani waxaa ay beeniyeen wararka sheegaya in uu wada hadal u socdo iyaga iyo xukuumada . isla markaana waxaa ay sheegen in aaney wax wada hadal ah u diyaar aheyn ilaa ay xukuumadu fulineysoshuruudihii hor yaalay Sidoo kale madax dhaqameedku waxaa ay sheegen in aaney Beeshoodu ka qeyb gali doonin shir la qaban qaabinaayo oo dhawaan la filaayo inuu ka dhaco magaalada Xarshin,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET