Fadlan Ka Qayb Qaado Ballaadhinta Dugsiga Daa’uud Daahir ee Gobolka Gabiley

Fadlan ka qayb qaado mashruuca ballaadhinta iyo kordhinta fasalada Dugsiga Daa’uud Daahir ee ku yaala Idhanka Deerayahanka ee Gobolka Gabiley.

Dugsigan oo la dhisay 1993 waxa uu ka kooban yahay 3 fasal, balse waxa loo baahday in la balaadhiyo oo lagu kordhiyo fasalo kale.

Fadlan ka qayb qaado kordhinta iyo balaadhinta Dugsigan Daa’uud Daahir,

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992