Daawo Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Diiran Oo Lagu Qaabiley

Hargyasa(GNN)Fanaanada Codka Halaasigaleh Ee Caanka Ka Ah Fanka Somaalida Ee Farxiya Axmed Macalin ( Farxiya Fiska) Ayaa Soo Gaadhay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa Waxaana Lagu Qaabiley Soo Dhaweyn Aad Udiiran,

HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA

Fanaanada Farxiya Axmed Macalin (Farxiya Fiska) ayaa hore u balan qaaday inay timaado magaalada Hargeysa.Fanaanada Farxiya Fiska ayaa qorshaynaysa inay bandhig suugaaneed ku qabato mudada ay joogto magaalada Hargeysa.

 

GABILEY.NET