Hawiye Sadex Calan Ayuu Toshey, Daaroodna Sadex Calan, Halka Isaaq Hal Calan Ka Toshe

Soomaalidu halka ay ka dhaqaaqi laadahey waa Muqdisho xaqiiqdii, waa halka hagaajin karta, baabiin kartana.
Bal adba caqlaad leedahee labada reer ee ugu calamada badan Soomaaliya ayaa Isaaqa Hargeisa degan ee Halka calan-le odhanaya Midnimada umadda soomaaliyeed ma ogala, oo isagaa kala irdheynaya Umadda Soomaaliyeed, Daarood sadex calan ayuu leeyahey, Hawiye isna sadex calan ayuu toshey, hadii aaney ka badneynba horta intaa kama yara ogaalkeyga, Hadana midnimada umadda Soomaaliyeed reer waqooyigaa Halka Calan haysta ayaa loo nisbeeyaa in ay ku fadhiyaan.
Soomaali beenbey ku kala tagtey ee runbey
iskugu iman kartaa, Hadii kale walaal reer walba Suufkaa Daliigyaha-le ee uu dushiisa ka toshey haloo daayo.
Bouni Abdi Abeib.
buunicabdi@gmail.com