Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadley Xeerka Kufsiga + [Muuqaal]

(GNN) Madax dhaqameedka

Beelaha Gabooye ayaa waxaa ay si adag uga hadleen Xeerka muranka ka dhex dhaliyey Somaliland ee Xeerka Kufsiga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Reporter Jacfar Cawil Hereri 

Gabilay.net