Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Ehelka iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Cabdi Muxumed Obsiiye(Taraashib).

Dhammaan Ehelka iyo Qaraabada Halkan hoose Ay Ku Qoran yihiin magacyadoodu Waxay Tacsi tiiraanyo leh U Dirayaan ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Alle ha u Naxariistee Marxuum Cabdi Muxumed Obsiiye(Taraashib).

Sahra Muxumed Obsiiye,
Yurub Muxumed Obsiiye,
Kiin Muxumed Obsiiye ,
Xaliimo Muxumed Obsiiye
,Abiib Muxumed Obsiiye.
Maxamuud Meecaad Gaboobe,
Naasir Guray Meecaad,
Isaaq Guray Meecaad,
Rudwaan Guray Meecaad,
M/Khadar Guray Meecaad,
Nimco Guray Meecaad.
Iyo Cabdi Xaashi Ibraahin,
Ismaaciil Xasan Maxamed.
Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi u Dirayaa Awlaadii uu Ka Tagey Marxuum Cabdi Muxumed Obsiiye(Taraashib)Oo kala ah Sacaada Cabdi Muxumed, Rooda Cabdi Muxumed,Fuaad Cabdi Muxumed iyo Khadar Wali Cabdi Muxumed oo ay leeyihiin Samir iyo Iimaan Isagana Ilaahay ha u Naxariisto Aamiin Aamiin.