Abwaan Xasan_Laabsalax Iyo Maanso Waxbadan Taabatay Qullubta Umada+Hoos Ka Akhriso

Abwaan Xasan_Laabsalax Iyo Maanso Waxbadan Taabatay Qullubta Umada+Hoos Ka Akhriso

HALKAN HOOSE KA AKHRISO MAANSADA 

Waxaad Godob Ka Faantaa
Waxad Ceeb ka Gubataa
Waxaad Guul ku Hirataa
Waxaad Talo Gorfaysaa
Waxaad Garasho Dirirtaa
waxaad Gole Ka Baantaa
Ruux Gaya Markaad Tahay
Hanku Meelu Gayn Karo- 


.
Dadka Ruuxa Gacan Madhan
In kastuu Go’o Cawalani-
Garabkiisa Sudhanyahay-
Yaanu Waayihii Gabay
Kugu Odhan Gob Maahoo
Waxaad Galinba Aragtiyo
Hadba Dhaayo Guudkood
Yay Garasho Kaa Noqon- Laabsaalax