Daawo Afar Kooxood Oo Akaadami Ah Oo Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Tartan Kubada Cagta Loogu Qabtay, Iyo Kooxda Ku Guuleysatay Oo Koobkii La Gudoonsiiyay,

Gabiley(GNN)Munaasibadan Oo Aheyd Mid Aad Loo Soo Abaabuley Ayaa Ka Qabsontay Hoolka Milano Ee Magaalada Gabiley, Ujeedka Munaasibadan Ayaa Ku Saabsaneyd In Lagu Abaal Mariyo Kooxdii Ku Guuleystay Tartan Kubada Cagta Ah Oo Loo Qabtey Afar Kooxood Oo Akaadami Ah Wuxuna Ka Socday Garoonka Casriga Ah Ee Mo Farah,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Exit mobile version