Daawo Agaasimaha Isbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Gabiley Oo Wasiirka Caafimaadka Uga Warbxiyay Xaalada Guud Ee Isbitaalka

Gabiley(GNN) Agaasimaha Isbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Gabiley Ayaa Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Uga Warbxiyay Guulaha Ay Gaadheen Iyo Adeegyada Loo Baahan Yaha, Iyo Wasiirka Caafimaadka Oo Geestiisa Ka Makhraati Kacey Hormarka Ka Socda Isbitaalka Dhimirka,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE