Daawo-Gudida Joogta Ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Kulan Xogwaraysi Ah La Qaatay Maayirka Caasimada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Gudida Joogta Ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Kulan Xogwaraysi Ah La Qaatay Maayirka Caasimada Hargeisa.Maayirka Caasimada Hargeisa mudane c.raxmaan maxamuud caydiid solteco ayaa waraysi dheer oo uu siiyey golaha kagaga waramay hawlaha dawlada hoose iyo arrimo la xidhiidha Goobta Loo Rarayo Madaxtooyada jsl.