Gabiley(GNN) Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Ayaa Maanta Ka Qaybgaley Qalin Jabinta Dufcadii 6Aad Ee Ka Baxda Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley, Munaasibadan Oo AHayd Mid Sii Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimey Ayaa Lagu Qabtey Hoolka Jaamacada Timacade,Ardayda Qalinjabisay Ayaa Dhankooda Ahaa Kuwo Ku Mabsuudsan Aqoonta Iyo Cilmiga Ay Barten Iyago Rajaynaya In Qaar Kood Sii Wataan Heerkooda Waxbarasho Xaga Qaar Kalena Ay Filayaan In Ay Shaqooyin Yagleelaan,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET