Daawo-Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Si Guud Uga Waramay Xaaladaha Helitaanka Biyaha Ee Gobolada Dalka Oo Dhan.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Si Guud Uga Waramay Xaaladaha Helitaanka Biyaha Ee Gobolada Dalka Oo Dhan.

Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Ka hadlayey Madashan Biyo Balaadhinta Caasimada Ayaa Ka Waramay Xaalada Guud ee Biyaha Dalka Somaliland.