Daawo Wasiirka Wasaaradda Biyaha oo Mudeeyay Wakhtiga Rasmiga Ah ee Magaaladda Hargeysi Biyo Helayso

Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo masuuliyiinta wasaaradiisa oo maanta hortagay gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa mudeeyay wakhtiga rasmiga ah ee ay magaalada Hargeysi helayso biyo ku filan.
Sidoo kale wasiirku waxaa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay ku hawlan tahay sidii ay biyo gelin ugu sameyn laheyd magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Halkan Ka Daawo