Todobaadkan waxa hawlwadeena Somaliland USA Program at Tempo Afric TV, waraysi la yeesheen gudida qabanqaabada jaaliyada Somaliland ee Minnesota u qaabilsan soo dhawaynta Wakiilka Somaliland ee Maraykanka oo booqasho ku iman doona Minnesota 20/10/2018.
Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)
Minneapolis, Minnesota, USA