Deg Deg] :- Agaasimaha Cusub Ee Shalay Loo Magacaabey Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Somaliland Oo Soo Dhaweeyey Xilka Loo Igmaday.

Hargeysa (GNN):- Agaasimaha uu madaxweyne Muuse
Biixi maalintii shalay aheyd u magacaabey Barnaamijka Shaqo qaran Md Maxamed Xussen Cismaan ayaa ka hadley xilkaas loo magacaabey isla markaana madaxweynaha uga mahad celiyey
Sidoo kale agaasimaha cusub ayaa waxaa uu iskaga tagay oo uu iska casilay xilkii uu ka hayey jaamacada Edna oo uu ahaa gudoomiyihii Jaamacada Edna Adan Universaty
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan