Deg Deg:- [Akhriso] :- Baaq Uu Iminka Soo Saarey Raysal Wasaaraha Itoobiya

Addis Ababa (GNN):- Ra’iisul wasaaraha dalka  Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta maamulada dalkaasi inay wax ka qabtaan rabshadaha u dhexeeya qowmiyadaha qaar.

Image result for Abiy Axmed

Kumanaan kun oo qof ayaa ku barakacay rabshado dhexmaray qabaa’iilka qaar ee Itoobiya wada dego.

 

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa difaacay isbadallada socda oo ay kaimd tahay soo afjaridda colaaddii xadka ee kala dhexeeysay dalka ay deriska yihiin ee Eritrea.

Abiy Axmed ayaa hadalkan ka sheegay xilli maanta uu khudbaddiisii ugu horreysay uu ka jeedinayay shirka xisbiga EPRDF.

Wuxuuna ra’iisul wasaaraha ugu baaqay shacabka inay ka shaqeeyaan midnimada iyo amniga.

Madaxa shaqaalaha xafiiska Abiy Axmed ayaa bartiisa Twitter-ka soo geliyay qodobadii uu ka hadlay ra’iiul wasaaraha.