Deg Deg Guddoomiyaha DP World oo ka Warramay Dhismaha Jidka Isku Xidha Somaliland iyo Itoobiya

Hargeisa(GNN) Deg Deg Guddoomiyaha DP World oo ka Warramay Dhismaha Jidka Isku Xidha Somaliland iyo Itoobiya Saturday, October 13, 2018 09:10:36
isagoo sheegay in laga hirgelinayo marsadda Berbera qaybaha dajinta iyo dhoofinta

                                 

Hargeysa(GNN)- Guddoomiyaha shirkada DP World ayaa Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa dalka Itoobiya u sheegay in ay socoto daraasad farsamo oo lagu hirgalinayo waddada isku xidha Berbera iyo Tog-wajaale,taasi oo noqon doonta mid xudun u noqota ganacsiga Geeska Afrika oo isku xidhi doona Yurub ilaa Bariga dhexe.

Guddoomiyaha Shirkada DP World Sultan Axmed bin Sulayem ayaa faahfaahiyey  waxqabad muuqda oo ay ka samayn doonaan Dekedda Berbera, isagoo sheegay in laga hirgelinayo marsadda Berbera qaybaha dajinta iyo dhoofinta,waxaanu intaasi raaciyey inay Dekedda ka samaynayaan Aagga ganacsiga xorta ah, iyadoo