Deg Deg Madaxweynaha Eritrea Oo Addis Ababa Lagu Soo Dhaweeyay

Adis Ababa (GNN) Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa soo gaadhay Magaaladda Addis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia.

Garoonka Diyaaradaha ee Bole ayaa waxa si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyay Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed Ali iyo xubno ka tirsan Xukuumaddiisa.

Safarka Madaxweynaha  Eritre   ayaa qaadan doono muddo laba maalmood ah, waxaana inta uu halkaasi ku sugan yahay lagu wadaa in uu kulamo kala duwan la yeesho madaxda xukuumadda Ethiopia iyaga oo sii ambo qaadi doona wada hadaladii iyo wax wada qabsigii u  socday labada wadan.

sanadkan waa markii labaad ee uu madaxweynaha Eritrea Safar ku tago dalka Ethiopia, waxaana labada wadan u bilawday waa cusub, ka dib markii ay soo af jareen khilaafkii