Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cabdiraxmaan
Cabdiqaadir oo in muddo ah aan ka soo dhex muuqanin siyaasada iyo saxaafada Somaliland ayaa maanta wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey wariye Badri Koozar o ka tirsan Telefishanka Eryal Tv
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo wax laga weydiiyey xil ka qaadistii Jaamac Shabeel ayaa sheegay in arinta lagu sameeyey Jaamac shabeel ay tahay Kulmiye caadadii balse aaney ceebtii aheyn
Sidoo kale SIyaasiga ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada uu maanta uu dalku maraayo isaga oo talooyina warbaahinta u mariyey madaxweyne Muuse Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/EOZ-FSSu7Vo
GABILAY.NET