Halkan Ka Daawo-Shirkad Hargeisa Laga Furay Oo Gaadiidka Qaab Casriya Dayactir iyo Qurxin ugu Sameysa.

Halkan Ka Daawo-Kombanigan Casriga Oo lagu Magacaabo Mat Ayaa Dhawaan Laga Furay Gudaha Caasimada Hargeisa Kaas Oo Dayactir iyo Qurxin Kala Duwan Kusamaynaya Gaadiidka Kala Duwan.