Hambalyo Meher Wacan

Aabo C/rashiid Xaaji Axmed
Hooyo Haboon Yuusuf Cali
iyo carruurtooda oo kala ah
Ugbaad C/rashiid Xaaji Axmed
Staahil C/rashiid Xaaji Axmed
Yacquub C/rashiid Xaaji Axmed
Haaruun C/rashiid Xaaji Axmed
iyo Cabdalle C/rashiid Xaaji Axmed

Dhammaantood waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayan meherka
Hibo C/kariin Aadan iyo Sugule Asad Dhugad
Oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa 25/10/2018, Waxay Ilaahay uga baryayaan in Ilaahay ka dhigo meherkii khayr qaba, aqal galkoodana ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin Aaamiin

Exit mobile version