Madaxweyne Cabdi iley Oo Maxkamadda Horteeda ka yiri “Inaan Ethiopian nimo sheegano waa xaaraan,

Adis Ababa (GNN)Madaxweyne Cabdi iley oo Maxkamadda horteeda ka yiri “Inaan Ethiopian nimo sheegano waa xaaraan, maxaa yeelay shaqsiyaadkii Ethiopian-ka ahaay ee XUKUMADII EPDRF maanta dhamaantood waa xor,

anigana waa leey bahdilayaa” Ethiopia intaan u qabtay, intaan midnimadeeda ka soo shaqeeyay ma jiro qof ka soo shaqeeyay laakiin haddii sidaan la iigu bahdilay wax hal maalin dhacay oo dad careeysan geeysteen ,waxaan xaqiiqsanayaa iney Xaaraan tahay sheegashadeena Ethiopianimo maxaa yeelay wax xaquuqa malahin,

Ethiopian-ka runta kuwii u dhashay waa kuwa is cafiska Itoobiyadda cusub ku nabadgalay,annaga waxaanu nahay looma ooyaan” Sidee ku dhaceeysaa anigoo Madaxweyne ah in qol dad waal waalan la igula xiro oo daaqadaha igu soo jibiyaan

. “Waxa loo socdaa waa in leey dilo, oo dadkaas waalan markeey i dilaana la dhaho waxaa dilay dadkaas waalan sidaas darteed hadda haleey dilo” ayuu yiri Cabdi iley oo markii ugu horeeysay si geesinimo leh u hadlay.