Wararkii ugu Danbeeyey Khasaare Balaadhan Oo ka Dhashay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Gobolka Sool.

Laascaanood(GNN):-Faahfaahinta Wararka Laga helayo Dagaalka Maanta Ku Dhexmaray Beelaha Walaalaha Ah ee Wada Dega Koonfurta Gobolka Sool Ayaa Sheegaya In Khasaare Badan Oo Dhimasho Iyo Dhawaacba Lehi Ka Dhashay.

Halkan Hoose Ka Dhugo Warkan Oo Faahfaahsan.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992

Exit mobile version