Wasiir Ingiriis Ah Oo Hargeysa Oo Soo Gaadhey + [ Ujeedkooda ]

Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka Britain u

qaabilsan Afrika iyo waddamada Barwaaqo Sooranka haweenayda lagu magacabo Harriet Baldwin, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa.

 

Wasiiradan ayaa waxaa ay kulantey madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka arimaha dibada Somaliland

Madaxweynaha iyo wasiiradan Ingiriiska ah ayaa waxaa ay ka wada hadleen arimaha doorashoyinka Somaliland ku soo socda , Wada hadalada Somalilannd iyo Somaliya , Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF iyo arimo kale

Exit mobile version