Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Lacag U Qaybiyay Caruur Darbi Jiif Ah

Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi Ayaa Deeq Gaadhsiiyey Dhallinta Darbijiifka Ee Dooxa Weyn Ee Hargeisa.

Dhallintan Ku Tabaaleysan Dooxa Weyn Ee Caasimadda Hargeisa Ayaa Markuu Wasiirku Arkay Duruufta Ay Ku Noolyihiin garwaaqsaday in ay jirto baahiyaad la soo dersay, waxaanu isla Markiiba uu  Raashin, Biyo, Iyo Deeq Kale Gaadhsiiyey caruurtaasi darbi jiifka ah

Exit mobile version