Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Magacaabis Sameeyey

Hargaysa(GNN)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Magacaabis Sameeyey,

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyhii Degmada Saba Wanaag Ee Gobalka Maroodi-jeex Islamarkaasi Umagacaabay Gudoomiye Cusub

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

 

GABILEY.NET