” Wasiirka Maaliyadu Gaf Buu Iga Galay …” Jaamac Shabeel + [ Muuqaal ]

Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyihii golaha dhexe ee

xisbiga Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu sheegay in uu wasiirka Maaliyadu uu gaf ka galay kadib markii uu u magacaabey xil lataliye oo aanu kala tashan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILAY.NET