Xukuumadda oo Shax Rasmi ah Ku Jaan-Goysay Deeqaha Waxbarashada

Hargeysa(GNN):-Shaxdan hoos ka muuqata ayaa Xukuumadda Somaliland ku jaan-goysay sida Gobollada loogu qaybiyey Deeqaha Waxbarashada ee gudaha iyo dibada.

Arrintan oo dood badan iyo cabasho abuurtay, iyadoo aan xog rasmi ah la helin, ayaa lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Maanta, waxaana laga soo saaray nuqul lagu uruuriyey sida Deeqaha waxbarashada loo qaybiyey.

Halkan ka Akhri Shaxda ay Xukuumaddu soo saartay..

QAABKA LOO QAYBIYEY DEEQAHA WAXBARASHADA..

Dad badan ayaa hab siyaasaddeed uga hadlay arrintan, waxaanay soo ifbaxeedu hadda u muuqdaa xaalad dejin.